• LOGIN
  • No products in the cart.

Fadlan Ogow: Casharkanu waxa qayb ka yahay A1 iyo A2 (CEFR). Casharkanu waxa uu leeyahay 35 cutub oo waa weyn iyo “cutubyo” badan oo yaryar.  Si kastaba ha noqotee, qaybtan waa ugu yaraan 12 cashar oo marka la isku geeyo noqonisa 3 cashar usbuuc kasta ama 12 cashar bishii.

Cutubyadda yaryar (units) ka dib waxa la socda:

  • Layli, waxa aanad ubaahan tahay in aad ka soo shaqaysid.
  • Cutub kaste oo weyn  (lecture) marka aad dhamaysid, waxaad ubaahan tahay in aad samaysid imtixaanka la socda (quiz).

Af-ingiriisiga aad ku baranaysid myShaqo Online

Af-ingiriisiga aad ku baranaysid myShaqo Online waxa laga baranayaa manhaj waafaqsan CEFR iyo heerka Cambridge University. 

Waxa aad si rasmi ah u baran doonta Af-ingiriisiga, hadii aad dadaashid oo aad lixda heer ee Af-ingiriisiga dhamaysid, sida “native-ka” baad insh Allag ugu hadli doontaa.

Fasalka A1/A2+ waxa uu ku gaadhsiinaya heerka isku filnaashaha.

  1. Si fiican oo jilicsan baa lagu baraya grammarka, erey-kaste sharcigiisa iyo qaabka loo isticmaalo baa lagu baraya. Wax kasta oo lagu baro tusaale baa lagaa siinaya.
  2. Qaabka ereyaddu u kala danbeeyaan baa lagu baraya (word order).
  3. Sharciga Af-ingiriisiga baa lagu baraya
  4. Dhawaaaqan ka shaqayninaa (Macalinka waa native Af-Somaali wax kugu micneenayaa).
  5. Layli iyo imtixaan gaaban (quiz) baa la socda qayb kasta ama cutub kasta.
  6. Ereyo baa lagu baraya si hadalkaagu iyo qoraalkaagu u fududaado (vocabulary).

Marka aad dhamaysid A1/A2+, hadii aad si fiican u dadaashay oo aad taladda macalinka qaadatay, meel fiican baad gaadhi doonta ama waad isku filnaani doonta:

  • Jumlado si saxa ah u qoran baad iskaa u samaysan doontaa
  • Akhriskaagu iyo fahmadaadu waxa ay gaadhi doontaa heer fiican
  • Hadalkaagu waxa u gaadhi doona heer fiican

Manhajku A1/A2 oo dhan waxa uu ka koobanyahay

35 cutub oo waa weyn iyo “cutubyo” badan oo yaryar. 

Course Curriculum

Hordhac Kusaabsan Casharka
MUUQAAL GAABAN- Halkan ka eeg qaabka wax laguu barayo FREE 00:00:00
Lecture 1
TALO ku saabsan casharadda- Qaabka wax laguu barayo 🇬🇧 00:00:00
Introductions & Greetings 00:00:00
Alphabet & Spelling Skills 00:00:00
Pronunciation Part 1 00:00:00
Pronunciation Part 2 00:00:00
Lecture 1 Quiz 00:10:00
Lecture 2
Numbers- Types of numbers and pronunciation 00:00:00
Lecture 2- Quiz 00:10:00
Reading Comprehension 1
Reading Comprehension Intro- Sharaxaad 00:00:00
Reading Comprehension 1: Ana 00:05:00
Reading Quiz 1 00:05:00
Lecture 3
Numbers- Pronouncing decimal points, fractions and other 00:00:00
Numbers- How to pronounce years and other 00:00:00
Lecture 3 Quiz 00:10:00
Lecture 4
Giving Personal Information 00:00:00
Lecture 4 Quiz 00:10:00
Talo: Lecture 1, 2, 3 and 4 00:00:00
Spoken English- Practical
Topic: You- Part 1 00:00:00
Lecture 5
This. that, here and there 00:00:00
Lecture 5 Quiz 00:10:00
Talo: Lecture 5 00:00:00
Lecture 6
Be Verbs 00:00:00
Lecture 6 Quiz 00:10:00
Talo: Lecture 6 00:00:00
Reading Comprehension 2
Reading Comprehension Intro- Sharaxaad 00:00:00
Reading Comprehension 2: Nelly 00:05:00
Reading Quiz 2 00:05:00
Lecture 7
Action Verbs 00:00:00
Lecture 7 Quiz 00:10:00
Talo: Lecture 7 00:00:00
Spoken English- Practical
Topic: You- Part 2 00:00:00
Lecture 8
Adjectives 00:00:00
Lecture 8 Quiz 00:10:00
Lecture 9
Prepositions 00:00:00
Lecture 9 Quiz 00:10:00
Talo: Lecture 8 and 9 00:00:00
Reading Comprehension 3
Reading Comprehension Intro- Sharaxaad 00:00:00
Reading Comprehension 3: Elena 00:05:00
Reading Quiz 3 00:05:00
Spoken English- Practical
Topic: You- Part 3 00:00:00
Lecture 10
Nouns Part 1 00:00:00
Nouns Part 2 00:00:00
Nouns Part 3 00:00:00
Lecture 10 Quiz 00:10:00
Lecture 11
Quantifiers 00:00:00
Lecture 11 Quiz 00:10:00
Vocabulary: Bonus Lecture
Vocabulary Introduction- Sharaxaad 00:00:00
Vocabulary (P 1) 00:00:00
Lecture 12
Question Words 00:00:00
Lecture 12 Quiz 00:10:00
Spoken English- Practical
Topic: Food- Part 1 00:00:00
Reading Comprehension 4
Reading Comprehension Intro- Sharaxaad 00:00:00
Reading Comprehension 4: Sahra 00:05:00
Reading Quiz 4 00:05:00
Vocabulary: Bonus Lecture
Vocabulary Introduction- Sharaxaad 00:00:00
Vocabulary (P 2) 00:00:00

Course Reviews

N.A

ratings
  • 5 stars0
  • 4 stars0
  • 3 stars0
  • 2 stars0
  • 1 stars0

No Reviews found for this course.

TAKE THIS COURSE
  • $30.00 $15.00 per 30 days
  • 90 Days
  • Course Badge
499 STUDENTS ENROLLED

Related Courses Widget

Top Rated Course

Course Reviews


Turning hope into reality

Course Categories

Subscribe

Coming Soon