• LOGIN
  • No products in the cart.

Fadlan Ogow: Casharkanu waxa uu qayb ka yahay B1 (CEFR). Casharkanu waxa uu leeyahay 36 cutub oo waa weyn iyo “cutubyo” badan oo yaryar.  Si kastaba ha noqotee, qaybtan waa ugu yaraan 12 cashar oo marka la isku geeyo noqonisa 3 cashar usbuuc kasta ama 12 cashar bishii.

Waxa kale oo aad helaysa casharo badan oo ku celis ah si aad meel sare uga gaadhid luuqada Af-ingiriisiga.

Cutubyadda yaryar (units) ka dib waxa la socda:

  • Layli, waxa aanad ubaahan tahay in aad ka soo shaqaysid.

Af-ingiriisiga aad ku baranaysid myShaqo Online

Af-ingiriisiga aad ku baranaysid myShaqo Online waxa laga baranayaa manhaj ku dhisan sharciga guud CEFR, heerka Cambridge University iyo imtixaanka caalamiga ah IELTS. 

Waxa aad si rasmi ah u baran doonta Af-ingiriisiga hadii aad dadaashid oo aad lixda heer ee Af-ingiriisiga dhamaysid, sida “native-ka” baad insh Allag ugu hadli doontaa.

Fasalka B1+ waxa uu ku gaadhsiinaya heerka isku filnaashaha sare (upper intermediate B2). Heerkan waxa ah, Soomalida qurbahah Af-ingiriisi ku baratay ee “academics-ka” ah.

  1. Grammarkii hore iyo in kale baa lagu baraya. Erey-kaste sharcigiisa iyo qaabka loo isticmaalo baa lagu baraya. Wax kasta oo lagu baro tusaale baa lagaa siinaya.
  2. Qaabka ereyaddu u kala danbeeyaan heerkan baa lagu baraya (word order).
  3. Sharciga Af-ingiriisiga ee heerkan baa lagu baraya
  4. Dhawaaaqa baan ka shaqayninaa (Macalinka waa native Af-Somaali wax kugu micneenayaa).
  5. Layli baa la socda qayb kasta ama cutub kasta.
  6. Ereyo baa lagu baraya si hadalkaagu iyo qoraalkaagu u fududaado (vocabulary).

Marka aad dhamaysid B1+, hadii aad si fiican u dadaashay oo aad taladda macalinka qaadatay, meel fiican baad gaadhi doonta ama si buuxda baad isku filnaani doonta.

  • Heerkanu qoraalkaaga buu sii fiicnaynayaa
  • Akhriskaagu iyo fahmadaadu waxa ay gaadhi doontaa heer ka sii sareeya marka aad maraysay A2
  • Hadalkaagu waxa u gaadhi doona heer fiican oo ereyo badan sida lagu hadlo baad baran doontaa.

Manhajku B1 oo dhan waxa uu ka koobanyahay 36 cutub oo waa weyn.

 

Course Curriculum

Introduction
MUUQAAL GAABAN- Halkan ka eeg qaabka wax laguu barayo FREE 00:00:00
RECAP
TALO ku saabsan casharadda- Qaabka wax laguu barayo 🇬🇧 00:00:00
Simple past and irregular verbs 00:00:00
Future Simple 00:00:00
Continuous Tense 00:00:00
Perfect Tense 00:00:00
Perfect Continuous Tense 00:00:00
Spoken English- Practical Recap
Topic: You- Part 1 00:00:00
Topic: You- Part 2 00:00:00
Topic: You- Part 3 00:00:00
Topic: Food- Part 1 00:00:00
Topic: Food- Part 2 00:00:00
Vocabulary: Recap
Vocabulary Introduction- Sharaxaad 00:00:00
Vocabulary (P 1) 00:00:00
Vocabulary (P 2) 00:00:00
Vocabulary (P 3) 00:00:00
Vocabulary (P 4) 00:00:00
Vocabulary (P 5) 00:00:00
Vocabulary (P 6) 00:00:00
Vocabulary (P 7) 00:00:00
Vocabulary (P 8) 00:00:00
Vocabulary (P 9) 00:00:00
Lecture 1
Possession 00:00:00
Lecture 2
Spelling 00:00:00
Lecture 3
Zero Conditional 00:00:00
Reading Comprehension
Reading Comprehension Intro- Sharaxaad 00:00:00
Reading Comprehension 5: Bonny and Fred 00:05:00
Reading Quiz 1- B1 00:05:00
Listening Comprehension
Listening Comprehension Intro- Sharaxaad 00:00:00
Listening Comprehension 5: Hilary Clinton 00:05:00
Listening Test Quiz-5 00:05:00
Lecture 4
First Conditional 00:00:00
Lecture 5
Demonstrative Pronoun and Adjective 00:00:00
Spoken English- Practical
Topic: Food- Part 3 (1) 00:00:00
Vocabulary: Bonus Lecture
Vocabulary Introduction- Sharaxaad 00:00:00
Vocabulary (P 10) 00:00:00
Lecture 6
Contractions 00:00:00
Lecture 7
Exploring Adjectives 00:00:00
Reading Comprehension
Reading Comprehension Intro- Sharaxaad 00:00:00
Reading Comprehension 6: Llewellyn 00:05:00
Reading Quiz 2- B1 00:05:00
Listening Comprehension
Listening Comprehension Intro- Sharaxaad 00:00:00
Listening Comprehension 6: Dalai Lama 00:05:00
Listening Test Quiz-6 00:05:00
Vocabulary: Bonus Lecture
Vocabulary Introduction- Sharaxaad 00:00:00
Vocabulary (P 11) 00:00:00
Lecture 8
Age 00:00:00
Lecture 9
Making offers and suggestions 00:00:00
Topic: Food- Part 1 00:00:00
Lecture 10
Making Requests 00:00:00
Reading Comprehension
Reading Comprehension Intro- Sharaxaad 00:00:00
Reading Comprehension 7: French Fries 00:05:00
Reading Quiz 3- B1 00:05:00
Listening Comprehension
Listening Comprehension Intro- Sharaxaad 00:00:00
Listening Comprehension 7: Donald J Trump 00:05:00
Listening Test Quiz-7 00:05:00
Spoken English- Practical
Topic: Food- Part 3 (2) 00:00:00
Lecture 11
Want 00:00:00
Lecture 12
Expressing Time 00:00:00
Reading Comprehension
Reading Comprehension Intro- Sharaxaad 00:00:00
Reading Comprehension 16: Skiing 00:05:00
Reading Quiz 4- B1 00:05:00
Listening Comprehension
Listening Comprehension Intro- Sharaxaad 00:00:00
Listening Comprehension 8: Lionel Messi 00:05:00
Listening Test Quiz-8 00:05:00
Vocabulary: Bonus Lecture
Vocabulary Introduction- Sharaxaad 00:00:00
Vocabulary (P 12) 00:00:00

Course Reviews

N.A

ratings
  • 5 stars0
  • 4 stars0
  • 3 stars0
  • 2 stars0
  • 1 stars0

No Reviews found for this course.

TAKE THIS COURSE
  • $30.00 $15.00 per 30 days
  • 30 Days
  • Course Badge
110 STUDENTS ENROLLED

Related Courses Widget

Top Rated Course

Course Reviews


Turning hope into reality

Course Categories

Subscribe

Coming Soon