• LOGIN
  • No products in the cart.

Fadlan Ogow: Casharkanu waxa ka mid yahay A1 iyo A2 (CEFR). Casharkanu waxa ka kooban yahay oo kaliya 12″ka tense ee Af-ingiriisiga. 

Cutubyadda yaryar (units) ka dib waxa la socda:

  • Layli, waxa aanad ubaahan tahay in aad ka soo shaqaysid.
  • Cutub kaste oo weyn  (lecture) marka aad dhamaysid, waxaad ubaahan tahay in aad samaysid imtixaanka la socda (quiz).English Tense- All Tenses

Af-ingiriisiga aad ku baranaysid myShaqo Online

Af-ingiriisiga aad ku baranaysid myShaqo Online waxa laga baranayaa manhaj waafaqsan CEFR iyo heerka Cambridge University. 

Waxa aad si rasmi ah u baran doonta Af-ingiriisiga, hadii aad dadaashid oo aad lixda heer ee Af-ingiriisiga dhamaysid, sida “native-ka” baad insh Allag ugu hadli doontaa.

Fasalka A1/A2+ waxa uu ku gaadhsiinaya heerka isku filnaashaha.

  1. Si fiican oo jilicsan baa lagu baraya grammarka, erey-kaste sharcigiisa iyo qaabka loo isticmaalo baa lagu baraya. Wax kasta oo lagu baro tusaale baa lagaa siinaya.
  2. Qaabka ereyaddu u kala danbeeyaan baa lagu baraya (word order).
  3. Sharciga Af-ingiriisiga baa lagu baraya
  4. Dhawaaaqan ka shaqayninaa (Macalinka waa native Af-Somaali wax kugu micneenayaa).
  5. Layli iyo imtixaan gaaban (quiz) baa la socda qayb kasta ama cutub kasta.
  6. Ereyo baa lagu baraya si hadalkaagu iyo qoraalkaagu u fududaado (vocabulary).

Marka aad dhamaysid A1/A2+, hadii aad si fiican u dadaashay oo aad taladda macalinka qaadatay, meel fiican baad gaadhi doonta ama waad isku filnaani doonta:

  • Jumlado si saxa ah u qoran baad iskaa u samaysan doontaa
  • Akhriskaagu iyo fahmadaadu waxa ay gaadhi doontaa heer fiican
  • Hadalkaagu waxa u gaadhi doona heer fiican

Manhajku A1/A2 oo dhan waxa uu ka koobanyahay

35 cutub oo waa weyn iyo “cutubyo” badan oo yaryar. 

Course Curriculum

Simple Tense
Simple past and irregular verbs 00:00:00
Lecture 13 Quiz 00:10:00
Future Simple 00:00:00
Lecture 22 Quiz 00:10:00
Continuous Tense
Continuous Tense 00:00:00
Lecture 24 Quiz 00:10:00
Perfect Tense
Perfect Tense 00:00:00
Lecture 25 Quiz 00:10:00
Perfect Continuous Tense
Perfect Continuous Tense 00:00:00
Lecture 27 Quiz 00:10:00

Course Reviews

N.A

ratings
  • 5 stars0
  • 4 stars0
  • 3 stars0
  • 2 stars0
  • 1 stars0

No Reviews found for this course.

TAKE THIS COURSE
  • $30.00 $15.00 per 30 days
  • 30 Days
  • Course Badge
2 STUDENTS ENROLLED

Related Courses Widget

Top Rated Course

Course Reviews


Turning hope into reality

Course Categories

Subscribe

Coming Soon